(Sawirro) Wasiirka A/Dibadda Somalia oo kulan xasaasi ah la qaatay danjiraha UAE

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa maanta aqalkiisa Muqdisho quraac sharafeed ugu sameeyay Safiirka Dowladda Isutagga Imaaraatka Carabta ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohammed Ahmed Osman Al Hammadi. Waxay ka wadahadleen xiriirka laba geesoodka iyo horumarinta iskaashiga oo ka qeyb qaadanaya kor u qaadida heerka xiriirka labada dal ee … Continue reading (Sawirro) Wasiirka A/Dibadda Somalia oo kulan xasaasi ah la qaatay danjiraha UAE